System-ka e-DURDUR waxuu kamid yahay wax-soo-saarka shirkadda SOSTEC ee ganacsatada Soomaaliyeed ka caawiyay in ay si nidaamsan u maareeyaan badeecadooda iyo xisaabaadkooda ganacsi.
eDurdur waxaa uu ganacsatada awood u siinayaa in ay si fudud u helaan warbixinada maaliyadadeed ee ganacsigooda weliba iyagoo 1 click ku heli kara.
System-ka eDurdur waxuu xalinayaa baahiyaha gaarka ah ee suuqyada Soomaaliya oo ay ganacsatada nala wadaageen sidoo kalena ay xalalkooda ay ka waayeen softwares-ka kale ee wax lagu xisaabiyo.
Hadaba, haddii ganacsigaaga uu yahay bagaash, carwo ama dukaan eDurdur waa xalka xisaabaadka ganacsigaaga.
Ma daneyneysaa? ka dalbo sales@sostec.so ama +252-612-717070