Fursad Shaqo

Fursad Shaqo

Fursad shaqo oo kabanaan shirkadda SOSTEC

Goobta Shaqada: Mogadishu-Somalia

Shaqada: Suuq Geeye (Marketing)

Habka shaqada :Shaqaale Joogta ah( Permanent Staff)

Codsadaha : Wiil ama Gabar

Shahaadada: Bachelor / Diploma/Secondary

Astaamaha:

1.Qof Akhlaaq leh

2. Leh sifo la dhaqan ka bulshada

3. Ku shaqeyn karo xaalado kala duwan

4. Leh Sabar iyo Dulqaad

5.Leh fir fircooni iyo soo jiidasho

6. Ku qancin karo qofkasta adeeg yada shirkadda SOSTEC

7. Qof hal abuur leh

8. Si fudud ku fahmi karo dadka

9.Leh Qorsheyn iyo dajin

10.Cod fasiix leh

Please Submit Your Job
[easy_contact_forms fid=1]