Maanta oo ah maalin isniin oo ay taarikhdu kubeegantahay 11/8/2014 waxaa lasoo gabagabeeyay Tartan aqooneedkii gabdhaha dugsiyada sare
ee gobolka banaadir oo maanta abaal marin lagudonsiyay iskuulaadkii galay kaalmaha kuwaasoo kala ah .
1.Galobal School oo galay kaalinta 1aad
2.Siidii School oo galay kaalinta 2aad
3.C/raxmaan binu cowf oo galay kaalinta 3aad