Waxaa si habsami leh wali u socdo tartankii Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC
Maanta oo ah maalinta 9-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay Dugsiyada kala ah Xamar Jab Jab Aqoon Darsadka iyo Al-Macaarif