Maalinta 8aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC

Waxaa si habsami leh wali u socdo tartankii  Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC

Maanta oo ah maalinta 8-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay Dugsiyada kala ah Xamar Cadde iyo  Al-Bushra

20140706_100331

 

IMG_3384IMG_3388IMG_3391IMG_3399IMG_3379