Maalinta 7aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC

Waxaa si habsami leh wali u socdo tartankii  Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC

Maanta oo ah maalinta 7-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay Dugsiyada kala ah  Mogadishu Boding IYO Heegan

IMG_3261 IMG_3337 IMG_3272IMG_3312

IMG_3299IMG_3300