Maalinta 4aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC

Waxaa si habsami leh wali u socdo tartankii  Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC

Maanta oo ah maalinta 4-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay Dugsiyada kala ah CALI XASAN MASLAX  iyo MAXAMED CALI NUUR