Maalinta 3xaad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC July 1, 2014 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Waxaa si habsami leh wali u socdo tartankii Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC Maanta oo ah maalinta 3-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay Dugsiyada kala ah,GENERAL DAA’UUD IYO GENERAAL BARRE.