Maalinta 25-aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC
Maanta oo ah maalinta 25-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay 4-School oo kala ah, xaaji maxamed xayeesi iyo maxamed cali nuur iyo maxamed xirsi nuur siidii iyo cabdulaahi timacade