Maalinta 21aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC

Maalinta 21aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC

Waxaa si habsami leh wali u socdo tartankii  Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC

Maanta oo ah maalinta 21-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay Maanta 2-School oo kala ahlafoole iyo al faraj shalay

IMG_4170 IMG_4181