Waxaa si habsami leh wali u socdo tartankii Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC
Maanta oo ah maalinta 19-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay Maanta 4-School oo kala ah, Aadan cade cabdi rashiid cali shar ma arke