Waxaa si habsami leh wali u socdo tartankii Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC
Maanta oo ah maalinta 17-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay 4-Dugsi oo kala ah maxamed xaaji xuseen iyo cabdiqaadir sh saqaawo diin iyo janaraal daa uud iyo maxamed cali nuur