Maalinta 16aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC

Waxaa si habsami leh wali u socdo tartankii  Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC

Maanta oo ah maalinta 16-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay Dugsiyada ku tartamaayay Al Hudda & Central Africa

IMG_3846IMG_3834IMG_3847IMG_3858IMG_3848