Maalinta 15aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC

Waxaa si habsami leh wali u socdo tartankii  Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC

Maanta oo ah maalinta 15-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay Dugsiyada ku tartamaayay Daarul Qudus & Arqam Binu Arqam

IMG_3788IMG_3797IMG_3798IMG_3800IMG_3805IMG_3820IMG_3794IMG_3825