Maalinta 13aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC

Waxaa si habsami leh wali u socdo tartankii  Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC

Maanta oo ah maalinta 13-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay Dugsiyada ku tartamaayay Xaawo taako iyo dhagax tuur

gabdhaha-tartamaa Gudiga-oo-hogaamina-Hassan-Idle maalinta-13aad

gabdhaha