Maalinta 12aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC

Waxaa si habsami leh wali u socdo tartankii  Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC

Maanta oo ah maalinta 12-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay Dugsiyada kala ah

Al-Manaar iyo  S Y L

IMG_3608IMG_3615IMG_3637IMG_3640IMG_3641IMG_3647IMG_3650IMG_3662