Tartan Aqooneedka Bisha Barakeysan ee RAMADAAN ee Gabdhaha Dugsiyadda Sare ee Gobolka Banaadir oo Maanta Furmay tartankaas oo aay taaba galineeysay shirkadda SOSTEC kana baxayay Idaacada Kulmiye ayaa waxaa isku arkay Tartamayaasha labada Dugsi ee Al-Anwaar School iyo Anas Binu Maalik Natiijada ayaa Waxa aay ku soo idlaatay 6-4 toosee eey Guusha Ku raacday iskuulka Al-Anwaar School