Waxaa si habsami leh wali u socdo maalintii 2baad Tartan Aqooneedka Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC
Maanta oo ah maalinta 2-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay Xaaji Maxamed Xusen iyo Cismaan Geedi Raage