11 08, 2014

Xaflada iyo abaal marinta Tartan aqoonedkii ay Maalgalisay shirkada SOSTEC ee bisha RAMADAAN

August 11th, 2014|Categories: Ramadan|0 Comments

Maanta oo ah maalin  isniin oo ay taarikhdu kubeegantahay 11/8/2014 waxaa lasoo gabagabeeyay  Tartan aqooneedkii gabdhaha dugsiyada sare ee gobolka banaadir oo maanta  abaal marin lagudonsiyay iskuulaadkii galay kaalmaha  kuwaasoo kala ah . 1.Galobal School oo galay kaalinta 1aad 2.Siidii School oo galay kaalinta 2aad 3.C/raxmaan binu cowf oo galay kaalinta 3aad   

27 07, 2014

Tartanka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir oo Taabba galineyso shirkadda SOSTEC oo soo idlaaday

July 27th, 2014|Categories: Ramadan|0 Comments

Alla ayaa mahadleh inoo suura galiyay in aan soo soono bishaan ramadaan noona suurta galiyay in si habsami leh ku so idlaado tartankii dugsiyada sare ee gabdhaha G.Banaadir taasoo shirkadda SOSTEC mudadaas 28ka bari ah ku bixinaysay qarash aad u badan si loofududeeyo qabsoomidda tartanka.

27 07, 2014

Maalinta 28-aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC

July 27th, 2014|Categories: Ramadan|0 Comments

Maalinta 28-aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC Maanta oo ah maalinta 28-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay 2-School oo kala ah,   siidii iyo  Golobal

25 07, 2014

Maalinta 27-aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC

July 25th, 2014|Categories: Ramadan|0 Comments

Maalinta 25-aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC Maanta oo ah maalinta 25-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay 4-School oo kala ah,   xaaji maxamed xayeesi iyo maxamed cali nuur  iyo maxamed xirsi nuur siidii iyo  cabdulaahi timacade

24 07, 2014

Maalinta 26-aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC

July 24th, 2014|Categories: Ramadan|0 Comments

Maalinta 26-aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC Maanta oo ah maalinta 26-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay 2-School oo kala ah dhagax tuur  iyo cabdulaahi timo cade

23 07, 2014

Maalinta 25-aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC

July 23rd, 2014|Categories: Ramadan|0 Comments

Maalinta 25-aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC Maanta oo ah maalinta 25-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay 2-School oo kala siidii iyo aadan cade

22 07, 2014

Maalinta 24-aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC

July 22nd, 2014|Categories: Ramadan|0 Comments

Maalinta 24-aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC Waxaa si habsami leh wali u socdo tartankii  Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC Maanta oo ah maalinta 24-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay Maanta 2-School oo kala ahmaxamed cabdulaahi xayeesi  iyo cabdule raage  taraawiil

21 07, 2014

Maalinta 23-aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC

July 21st, 2014|Categories: Ramadan|0 Comments

Maalinta 23-aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC Waxaa si habsami leh wali u socdo tartankii  Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC Maanta oo ah maalinta 23-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay Maanta 2-School oo kala ah xaaji abuu xuseen iyo maxed cali nuur

20 07, 2014

Maalinta 22aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC

July 20th, 2014|Categories: Ramadan|0 Comments

Maalinta 22aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC Waxaa si habsami leh wali u socdo tartankii  Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC Maanta oo ah maalinta 22-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay Maanta 2-School oo kala ah Darul Qudus vs al-shacab

19 07, 2014

Maalinta 21aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC

July 19th, 2014|Categories: Ramadan|0 Comments

Maalinta 21aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC Waxaa si habsami leh wali u socdo tartankii  Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC Maanta oo ah maalinta 21-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay Maanta 2-School oo kala ahlafoole iyo al faraj shalay