20 03, 2017

Shaqo Banaan

March 20th, 2017|Categories: jobs|Comments Off on Shaqo Banaan

Shirkadda SOSTEC waxaa ka banaan 2 jago oo kala ah 1. Marketing 2. Sales Waxa laga doonayaa qofka inuu heysto shahaadada Bachelor ka hadii ay ahaan laheyd Business administration, Marketing, Sales, Finance iwm. Khibradd 1 sano oo shaqa ah ama kabadan , sidoo kale waxaa soo dhaweyneynaa dadka hadda qalinjabiyay ee howlkarka ah. Ku soo dirso codsigaada iyo CV gaadaba jobs@sostec.so Mahadsanid http://www.sostec.so Boost Post