SOSTEC: Waqti yar iyo qiimo macquul ah ku hel website-ka aad ku riyooneyso

Haddii aad ku fekereyso in ganacsigaaga, shirkadaada ama hay’adaada aad u sameyso website tayo iyo soo-jiidasho leh oo aad ku gudbiso xogaha ganacsigaaga ama hay’adaada shirkada SOSTEC ayaa kaa saacideysa helitaanka nooca website-ka aad ku riyooneyso.

Shirkadda SOSTEC waxey kuugu sameyneysaa domainka aad rabto haddii uu ahaan lahaa: .SO, .COM, .NET, .INFO IWM.

Noocyada web-hosting ee aan kuu sameyneyno ayaa kala ah: Curdun, Cudoon iyo Hilin.

  1. Curdun

Qiimaha curdun ee hosting-ka bishii waxey noqoneysaa $1.99, halka sanadkiina ay noqoneyso $24 iyadoo aad awood u yeelan doonto in aad geliso xog la eg 5GB sidoo kalena waxaad ka dhex abuuran kartaa illaa iyo 20 email oo domianka webka raacsan. Faahfaahin dheeraad ah sawirka hoose ka eeg.

2. Cudoon

Noocan hosting-ka ah ee cuddoon waxuu awood ahaan iyo adeeg ahaanba ku laba jibaarmaa Curdun oo xajmiga xogta lagu keydin karo ay la egtahay 10 GB halka qofka adeeggan doorta oo uu awood u yeelan doono in uu abuurto 40 email oo domain-ka website-ka uu la socdo. Qiimaha guud ee sanadkii la bixinayo waa $37 Wixii faafaahin ah sawirkan hoose ka eeg.

3. Hilin

Hilin oo ah nooca sadexaad, waxaad awood u yeelaneysaa in website-ka aad geliso xogta aad doonto. Ma jiro wax limit ah marka la fiiryo inta email ee aad ka sameysan karto iyo xogta aad gelin kartaba. Sanadkii qofka waxuu bixin doonaa $62 haddii uu rabo in uu isku bixiyo 3 sano waxuu ku heli karaa qiimaha ah $3.3 bishiiba.

Haddii aad daneyso adeegyadan iyo kuwa kale ee ay shirkadda bixiyo fadlan ciwaanada hoose nagala soo xiriir:

Address:
Main Office: Tre Piano, Maka Al Mukarama Road, Mogadishu, Somalia

Mobile

Sales Derpartment: +252-612717070
Marketing Derpartment: +252-6172717070
Email
info@sostec.so
sales@sostec.so
martketing@sostec.so
customercare@sostec.so