Alla ayaa mahadleh inoo suura galiyay in aan soo soono bishaan ramadaan noona suurta galiyay in si habsami leh ku so idlaado tartankii dugsiyada sare ee gabdhaha G.Banaadir taasoo shirkadda SOSTEC mudadaas 28ka bari ah ku bixinaysay qarash aad u badan si loofududeeyo qabsoomidda tartanka.
waxaa ku soo baxay 3da kaalin ee hore dugsiyada kala ah
1. Global Primary & Secondry School
2. Siidii
3.Cabdirxmaan Bin Coof
shirkadda SOSTEC waxa aay ugu talagashy 3daas iskuul abaal marin qaali ah taasoo ah sidan
Kaalinta 1aad $1,100 (Kun & Boqol Dollar)
Kaalinta 2aad $800(Sideed Boqol Dollar)
Kaalinta 3aad $500 (Shan Boqol Doolar)
Shirkadda SOSTEC markasta waxa u taagantahay dhiiri galinta dhalinyarada iyo bulshada kuwooda ugu liidan