Waxaa si habsami leh wali u socdo tartankii Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC
Maanta oo ah maalinta 6-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay Dugsiyada kala ah Iskuulada Al-Mathal Madina iyo AL-NAXWI