Maalinta 24-aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC
Waxaa si habsami leh wali u socdo tartankii Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC
Maanta oo ah maalinta 24-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay Maanta 2-School oo kala ahmaxamed cabdulaahi xayeesi iyo cabdule raage taraawiil