Maalinta 20aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC
Waxaa si habsami leh wali u socdo tartankii Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC
Maanta oo ah maalinta 20-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay Maanta 2-School oo kala ah, Sidii oo ku tarttamayay magaca Maxamed Nuuradiin iyo Al-manaar oo ku tartamayay magaca Daahir Xaaji Cisman