Maalinta 14aad ee tartan aqooneedka gabdhaha dugsiyada sare ee G.Banaadir Taabagalinta shirkadda SOSTEC July 12, 2014 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Waxaa si habsami leh wali u socdo tartankii Gabdhaha Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay Maalgalineyso Shirkada SOSTEC Maanta oo ah maalinta 14-aad ee Bisha Ramadaan ayaa waxaa ku tartamay Dugsiyada ku tartamaayay Horseed & Al-Faraj