Tartan Aqooneedka Bisha Barakeysan ee RAMADAAN

Home/Ramadan/Tartan Aqooneedka Bisha Barakeysan ee RAMADAAN

Tartan Aqooneedka Bisha Barakeysan ee RAMADAAN

Shirkadda SOSTEC oo ka shaqeyso arimaha technology-yada kama marna in ay bulshadooda u sameyaan dhiirigalin,shirkadda SOSTEC waxa aay taaba galineysaa tartan aqooneedka bisha barakeysa ee RAMADAAN kaa soo loo qabanaa gabdhah dugsiyada sare ee gobalka banaadir.

shirkadda SOSTEC waxa aay ugu tala gashay abaal marino qaali ah iskuulada ku guuleeysta.

shirkadda SOSTEC waxa aay aad u dhiiri galineysaa gabdhaha si aay u noqdaan kuwa ku baratama cilmiga ,gabadha waa udub dhaxaadka bulshada sidaas darted gabar wax baratay waa bulsho wax baratay

 

Shirkadda SOSTEC waxa aay u suuru galisay 32 Iskuul oo kuyaallo Gobalka banaadir tar-tar aqooneedka dugsiyada sare gaar ahaan gabdhaha.

Taariikhdu markey ahey 21/06/2014 waxa loo sameeyay Iskuuladaas Qorituurka tartanka halkaas oo aay ka hadleen Abwaanno , masuuliyeenta shirkadda SOSTEC,aradaydii iyo maamuladii iskuuladaas.

Madaxa Operation & Marketing ka shirkadda SOSTEC Hassan-Mohamed oo ka warbixiyay abaalmarinada ay sanadkaan SOSTEC u heeyso gabadhaha dugsiyada sare ee gobalka banaadir

Hassan-Mohamed-SOSTEC-Operation manager

Shaam oo aad u bogaadiyay dhiiriaglinta SOSTEC ay siisay gabdhaha SoomaaliyeedShaam oo aad u bogaadiyay dhiiriaglinta SOSTEC ay siisay gabdhaha Soomaaliyeed

Abwaan Abdi Ja’af oo hambalyo iyo bogaadin u soo jeedidyay sidoo kale tix gabay ah ka yiri SOSTECAbwaan-Jaf-Congratulates-to

AJax oo farxad & majaajilo qosal ah iyo taagero u soo jeediayay gabadhaha Soomaaliyeed

AJax-congratulates-SOSTEC-A

June 21st, 2014|Categories: Ramadan|0 Comments

Leave A Comment

*