20 03, 2017

Shaqo Banaan

By |March 20th, 2017|jobs|Comments Off on Shaqo Banaan|

Shirkadda SOSTEC waxaa ka banaan 2 jago oo kala ah
1. Marketing
2. Sales
Waxa laga doonayaa qofka inuu heysto shahaadada Bachelor ka hadii ay ahaan laheyd Business administration, Marketing, Sales, Finance iwm.
Khibradd 1 sano oo shaqa ah ama kabadan , sidoo kale waxaa soo dhaweyneynaa dadka hadda qalinjabiyay ee howlkarka ah.
Ku soo dirso codsigaada iyo CV gaadaba jobs@sostec.so
Mahadsanid
http://www.sostec.so

Boost Post

  • waraysi
    Permalink Gallery

    Idaacadda BBC oo kawareeystay maamulka shirkadda SOSTEC hormarka balaaran ay shirkadda sameysay iyo sida bulshada uga faa’ideysteen adeegyada shirkadda SOSTEC bixiso ka dhageyso halkaan

28 09, 2016

Idaacadda BBC oo kawareeystay maamulka shirkadda SOSTEC hormarka balaaran ay shirkadda sameysay iyo sida bulshada uga faa’ideysteen adeegyada shirkadda SOSTEC bixiso ka dhageyso halkaan

By |September 28th, 2016|Web hosting|Comments Off on Idaacadda BBC oo kawareeystay maamulka shirkadda SOSTEC hormarka balaaran ay shirkadda sameysay iyo sida bulshada uga faa’ideysteen adeegyada shirkadda SOSTEC bixiso ka dhageyso halkaan|

Idaacadda BBC oo kawareeystay maamulka shirkadda SOSTEC hormarka balaaran ay shirkadda sameysay iyo sida bulshada uga faa’ideysteen adeegyada shirkadda SOSTEC bixiso ka dhageyso halkaan

Halkaan ka dhageeyso

23 02, 2015

Idaacadda BBC oo wareysi la yeelatay Maamulka Shirkadda

By |February 23rd, 2015|Interiviews|4 Comments|

20 09, 2014

SOSTEC Inc.

By |September 20th, 2014|Web hosting|0 Comments|

6 09, 2014

Fursad Shaqo

By |September 6th, 2014|jobs|0 Comments|

Fursad Shaqo Fursad shaqo oo kabanaan shirkadda SOSTEC Goobta Shaqada: Mogadishu-Somalia Shaqada: Suuq Geeye (Marketing) Habka shaqada :Shaqaale Joogta ah( Permanent Staff) Codsadaha : Wiil ama Gabar Shahaadada: Bachelor / Diploma/Secondary
6 09, 2014

Fursad Shaqo

By |September 6th, 2014|jobs|2 Comments|

Fursad shaqo oo kabanaan shirkadda SOSTEC Goobta Shaqada: Mogadishu-Somalia
26 08, 2014

.So Domain

By |August 26th, 2014|.so domain|0 Comments|

Furo Domainka Somalia ee .So qiima jaban iyo fursada badan,waa 2 xaraf kaliya waa astaanta wax isu geynata sida qeybso,iibso waa eray aad u caan ah oo dhawaqa wax wadarta afka soomaaliga astaan u ah

iibso .SO oo hel

Web Hosting Free

Unlimited Emails

1Page Design

  • IMG_4755
    Permalink Gallery

    Xaflada iyo abaal marinta Tartan aqoonedkii ay Maalgalisay shirkada SOSTEC ee bisha RAMADAAN

11 08, 2014

Xaflada iyo abaal marinta Tartan aqoonedkii ay Maalgalisay shirkada SOSTEC ee bisha RAMADAAN

By |August 11th, 2014|Ramadan|0 Comments|

Maanta oo ah maalin  isniin oo ay taarikhdu kubeegantahay 11/8/2014 waxaa lasoo gabagabeeyay  Tartan aqooneedkii gabdhaha dugsiyada sare

ee gobolka banaadir oo maanta  abaal marin lagudonsiyay iskuulaadkii galay kaalmaha  kuwaasoo kala ah .

1.Galobal School oo galay kaalinta 1aad

2.Siidii School oo galay kaalinta 2aad

3.C/raxmaan binu cowf oo galay kaalinta 3aad

8 08, 2014

Free Domain

By |August 8th, 2014|ceremony|0 Comments|

Asc Wr Wbr Dhamaan Macaamiisheena
Waxaan ugu Bishaareeyneeynaa In eey Shirkadda SOSTEC idin kugu tala gashay Free Domain iyo Web Hosting Qiima Jaban oo Hal sano ah Munaasabadda Sanad Guurada 8aad ee Shirkadda SOSTEC Oowgeed Hadaba Kafaa iideeysi Wacan Sidaa U dalbato adeegaan Fadlan Raac Tilmaamaha Hoos Ku qoran:

Markaad Bogga Shirkadda Soo gashid kadib http://sostec.so
Click This Link

  • SOSTEC-memorail-day
    Permalink Gallery

    Sanad Guuradii 8aad ee shirkadda SOSTEC ilaa 2006| Celebrating since 2006 for technology service provider in East Africa